Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud G/Benaadir oo ka hadlay xafiis cusub oo ay u fureen dadka isku heysta dhulalka “Dhageyso”
Maamulka Gobolka Benaadir ayaa hirgeliyay xafiis qaadaya cabashada dadka dhulalka isku heysta. Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee Gobolka Benaadir Aadan ...















