Bankiga dhexe oo sheegay in lacag cusub la soo daabici doono
Guddoomiyaha, Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Bashiir Ciise Cali, oo maanta xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta qaranka ayaa u sheegay in Bandiga ...
Guddoomiyaha, Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Bashiir Ciise Cali, oo maanta xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta qaranka ayaa u sheegay in Bandiga ...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku booriyay Mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Rayidka ee dowladda inay gutaan waajibaadka loo idmaday. Mudane Xasan ...
Shirka Todabaadlaha ahaa ee Golaha Ammaanka Qaranka oo uu guddoominaayey Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ...
Dood wadaag ku saabsan is fahamka iyo wada shaqeynta shacabka iyo dowladda ayaa lagu qabtay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ...
Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda F. Soomaaliya mudane Yuusuf Garaad ayaa galabta magaalada Nairobi kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Kenya ...
Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay isku dhac u dhaxeeyay ciidammo ka tirsan dowladda oo maanta ka dhacay magaalada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu magac daray ...
Kulan dadweyne oo ku saabsan sida maamulka iyo shacabku isaga kaashalahaa ka hortagga falalka argagixisada Al-shabaab oo uu soo qabanqaabiyay ...
Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho