Ururka Haweenka Qaranka oo deeq gaarsiiyay barakacayaal horleh
Deeqdaasi gargaar oo ka kooban raashin, dhar, maacuun, joodariyaal iyo jirigaano ay dadku biyaha ku shubtaan ayaa waxaa maanta la ...
Deeqdaasi gargaar oo ka kooban raashin, dhar, maacuun, joodariyaal iyo jirigaano ay dadku biyaha ku shubtaan ayaa waxaa maanta la ...
Gaari Miineysan ayaa goordhow ku qarxay afaafka hore ee Maqaayadda Banooda oo ku taalla agagaarka Hotel Naasa Hablood 2 ee ...
Kulan Gogol-xaar ah oo ay Maanta isugu yimmddeen Wasiirrada arrimaha dibedda ee Urur Goboleedka IGAD ayaa looga hadlay Ajandaha shirka ...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Soomalia iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed "Farmaajo" oo booqasho Sadex maalmood ah ku jooga dalka Kenya ayaa kulan ...
R/wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa ammaanka Midowga Afrika Danjire Ndumiso Ntshinga oo booqasho ku yimid ...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta guddoonsiiyey Guddiga Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo uu ...
Banaanbax ay ka qeybgaleen dadweyne farabadan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir, laguna dalbanayay in baarlamanka uu codka kalsoonida ...
Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweeyey codsigii Dowladda Federaalka ah ee ahaa in dib loo dhigo doorashada madaxwaynaha Galmudug muddo 45 ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho