600 qof oo muhaajiriin ah oo laga badbaadiyay
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ciidamadeeda oo kamid ah howlgalka Midowga Yurub ee ilaalada biyaha caalamiga ah, ay bad baadiyeen ...
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ciidamadeeda oo kamid ah howlgalka Midowga Yurub ee ilaalada biyaha caalamiga ah, ay bad baadiyeen ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Barre oo xalay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre oo maanta kulan la qaatay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa xafiiskiisa kula kulmay Xoghayaha koowaad ...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana garoonka daiyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdishoa ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre ayaa Maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha ...
Iyadoo ay jiraan baahiyo dhanka nolasha ah oo heysta kumanaan qoys oo isugu jira barakacayaal iyo dad danyar ah oo ...
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16 August 2017 lagu dhaariyey Madaxtooyada Garoowe Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ...
Alla ha u naxriistee waxaa xalay dalka Mareykanka ku geeriyooday Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Dowladii Dhexe ee Soomaaliya ...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknoloojiyada ee Xukuumadda Soomaaliya oo booqasho shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho