Maleeshiyada Al-Shabaab oo 3 Qof ku dishey Kenya
Kooxo la aaminsanyahay in ay ka tirsan yihiin maleeshiyada Shabaab ayaa gowrac ku dilay 3 kamid ah dadka ku dhaqan ...
Kooxo la aaminsanyahay in ay ka tirsan yihiin maleeshiyada Shabaab ayaa gowrac ku dilay 3 kamid ah dadka ku dhaqan ...
Wararka laga helaayo Dalka Spain ayaa sheegaya in Howlgal ballaaran oo ay sameeyeen Ciidamada Booliska Dalkaasi ay ku toogteen 5 ...
Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kale saxiixday Heshiis dhanka Isgaarsiinta ah waxaana uu ka dhacay Magaaladda Jabuuti ee xarunta dalka ...
Wariye C/kariin Axmed Bulxan oo Radio Muqdisho uga soo warama degmada Cabuudwaaq ayaa soo sheegaya in xaaladda deeganka Xeraale ay ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeybgalay casho sharaf loo sameeyey 27 dalxiisayaal ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa maanta la kulmay Elizabeth Shackelford ...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Maxamed,ayaa maanta sharaxaad ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay Maamulka Gobalka ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa amrey howlgal gaar ah oo lagu diley todobo kamid ah maleeshiyaadka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho