Golaha Wasiirrada oo maanta ka dooday qodobo ay ka mid yihiin Qaraxii Pizza House+Sawirro
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane ...
















