Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka tacsiyeysay dilkii Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud iyo walalkiis.
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug, Madxweyne kuxigeenka Galmudug iyo labada gole ee dowlad Goboleedka Galmudug , waxay tacsi tiiraanya leh u ...














