Shirka Golaha Wasiiradda ee Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo markii ugu horeysay lagu qabanayo Degmada Balcad.
Golaha Wasiiradda Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta Shirkoodii caadiga ah ku yeelanayo Magaaladda Balcad ee Gobolka Shabeelada Dhaxe waxaana shirgudoomin ...
















