Madaxweynaha Puntland oo la kulmay guddi qaabilsan dhismaha waddooyinka
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan kula yeeshay Madaxtooyada Garoowe guddiga dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo. Kulankani ...
















