Madaxweynaha Puntland oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee wasaaradda Maaliyadda ee Maamulkaasi+Sawirro
Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland ...
















