Daawo Sawirrada Ciidamada NISA oo gacanta ku soo dhigay gaadiidkii shalay weerarka shabaab ku Geysteen
Gaarigaan ay Wateen Maleeshiyaadka Dilalka Geystay oo noociisu ahaa NOHA ayaa Ciidamadu ugu dambeyn kaga Daba Tageen Tookiyada Xaafadda Siisii ...
Gaarigaan ay Wateen Maleeshiyaadka Dilalka Geystay oo noociisu ahaa NOHA ayaa Ciidamadu ugu dambeyn kaga Daba Tageen Tookiyada Xaafadda Siisii ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirrada dowladaha Norway iyo ...
Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa Deeq Dawo ah maanta guddoonsiiyey maamulka Cusbitalka Martiini ee magaalada Muqdisho. Deeqdan Dawada ...
Waa safiirkii ugu horreeyey ee uu madaxweynaha J.F. S mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo warqadaha aqoonsiga ka guddoommo, safiirka dowladda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo isu yeeray safiirrada dalalkooda ay ku jiraan ciidammada AMISOM iyo ...
Munasabada tababbar logu furayay saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya isla markaana ay ka soo qeybgaleen Taliyah Ciidanka Booliska iyo ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Koofur galbeed Soomaaliya Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan ahna Taliyaha qeybta Guud ee Ciidanka booliiska gobolka Baay ayaa ...
Taliye ku xigeenkii hore ee hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka "NISA" Xasan Dheere ayaa ku dhaawacmay weerar goor dhow ...
Waxa qoray Danjire Francisco Caetano Madeira Soomaliya waxay yeelatay Madaxweyne cusub oo si dimoqraadi ah ay u doorteen xubnaha labada ...
Ugandan President Yoweri Kaguta Museveni Mudane, Waxaan ku faraxsanahay, anigoo ku hadlaaya magaca dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda iyo farxad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho