Wasiirka maaliyadda oo sheegay in qorshe dhaqaale loogu heli karo ciidanka qalabka sida dhowaan soo bixi doono
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ku howlan tahay sidii loo ...














