Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta ka dhacaya Kismaayo
Waxaa goor dhow magaalada Kismaayo lagu wadaa inuu ka furmo shirka Golaha Wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya, iyadoo magaaldaasi ay ku ...
Waxaa goor dhow magaalada Kismaayo lagu wadaa inuu ka furmo shirka Golaha Wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya, iyadoo magaaldaasi ay ku ...
Ciidanka Kumaandoos ee dowladda Soomaaliya ayaa Burburiyay Saldhig Maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Kuunya-barow ee gobalka Shabeellaha Hoose. Guddoomiyaha Degmada ...
Qarax Gaari ayaa ka dhacay deegaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Saraakiisha Booliska ayaa warbaahinta Qaranka ...
Kismaayo 12, July 2017…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre yo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada ...
Ujeedka socdaalka wasiirka dastuurka dowlada federaalka soomaaliya iyo wafdiga uu hogaaminayo ay kusoo gaareen magaalada Cadaado ayaa ah in Bulshadu ...
Waxaa la bilaabay rakibaada qalabka lagu maamulayo hawada Soomaaliya sida ay sheegeen masuuliyiinta Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada. Maxamed C/llaahi Oomaar ...
Muqdisho, 12 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 2aad ee Golaha Aqalka Sare ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa maanta horgeeyey Golaha Shacabka Misaaniyadda dowladu ku shaqaynayso lixda bilood ee ...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga labaad ee Golaha Aqalka Sare ee ...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay yeeshaan kulan ka dib markii dhowaan uu furmay Kalfadhiga Labaad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho