Guddoomiye Taabid oo Baarlamaanka ka hor sheegay In la Cadeeyo Maqaamka Muqdisho
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo manta ka qayb galay kalfadhiga 2aad ee baarlamaanka ...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo manta ka qayb galay kalfadhiga 2aad ee baarlamaanka ...
Furitaanka kalfadhiga 2-aad ee golaha shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaa goob joog ah madaxweynayaasha maamulada Puntland Jubbaland Galmudug iyo guddoomiyaha maamulka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulllaahi Maxamed Farmaajo ayaa furay Kalfadhiga 2-aad ee golaha shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ...
Wasaaradda Boostada Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa wado dadaalo lagu hirgalinaayo in loo sameeyo sharciga isgaarsiinta dalka, iyadoo ...
Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo Dugsiga Tababarka Ciidamada Booliska ee ...
Sanad walba xilligan oo kale waxaa magaalada Columbus Ohio ee dalkan Mareykanka lagu qabtaa xaflad loogu tala galay ardayda dhammaysatay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka duulaya qorshaha Xukumadda ee ah in ay ku shaqayso ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maamulka Beerta Nabadda ku amray inay joojiyaan lacagaha laga qaadayo dadka galay Beerta Nabadda, maadaama uu maamulka ...
Kooxda Al-shabaab ayaa Dad shacab ah ku xirxiray deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud kuwaasi oo ku qasbaya in laga bixiyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho