Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Axmed Jaxash
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow, Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale, ...
















