Maxkamadda darajada koowaad ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukun ku fulisay 7 ka tirsan Al-Shabaab
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil ah ku fulisay todobo ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, ...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil ah ku fulisay todobo ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, ...
Wararka naga soo gaaraya Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu dagaal xoogan ku dhexmaray Ciidanka Xoogga Dalka iyo Maleeshiyada ...
Xildhibaan Maryan Cabdi Geedi oo ka mid ah xildhibaanada qaranka Soomaaliyeed oo dhawaan soo gaartay magaalada Columbus Ohio ee Dalka ...
Kooxda Al-Shabaab saddexdii sanno ee u dambeysay waxaa ku dhacay burbur siyaasadeed iyo mid hoggaaminneed ama ciidan kaddib dilkii hogggaamiyahoodii ...
Wararka naga soo gaaray gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in deegaano ka tirsan gobalkaas uu ka dhacay Dagaal Khasaaro Gaystay ...
Ummad walba oo dunida ku nool waxay leedahay maalmo ay si gaar ah ay u maamuusaan isla markaana ku weyn ...
Wararka naga soo gaaraya Suuqa degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Dab ka kacay suuqaas qaybta lagu iibiyo Khudaarta. ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Arrimaha Dibedda Norwey ...
Wafdi ka socda dowladda Norway oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Waddankaas ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda ...
Axmed Cali oo loo yaqaano Axmed Knowmadic oo dhalasho ahaan Soomaali ah ayaa loo magacaabay suugaan yahanka magaalada Edmonton ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho