Columbus Ohio: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo khadka uga qeyb galay kulan lagu dhiiri gelinayay dhallinyaro u istaagtay gurmadka abaaraha “SAWIRRO”
Kulan lagu dhiirogalinayay dhallinyaradii isku taagtay gurmadka abaaraha Soomaaliya isla markaana lagu Boggaadinayay ayaa lagu qabtay magaalada Columbus Ohio ee ...
















