Wasiir Xayir ayaa magaalada jowhar maanta dhagax dhigay dayactir lagu samaynayo 5km oo ka mid ah wadada isku xirta Muqdisho iyo jowhar.
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda XFS mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa maanta dhagax dhigay dayactir balaaran oo lagu samaynayo 5 km ...














