Madaxweynaha Maamulka Puntland oo lacag ku wareejiyay guddiga dhameystirka garoonka diyaaraha Garoowe. Sawirro
Xafladan uu Madaxwynaha Puntland ku wareejinayaay lacagtaani waxaa kasoo qaybgalay xubno ka socday Golayaasha Maamulka Puntland Gudiyada Dhammaystirka Garoonka diyaaradaha ...















