Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay xarunta Degmada Heliwaa “SAWIRRO”
Wasiirka Amniga Gudaha, Xildhibaanno, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, saraakiisha ciidanka booliska, Nabad sugidda iyo guddoomiyeyaasha 17-ka Degmo ...
















