Kulan looga hadlaayey tayeyta Waxbarashada Dalka oo Magaalada Muqdisho lagu qabtay.
Kulankan oo ujeedkiisu ahaa tayeynta waxbarashada Dalka ayaa waxaa Magaaladda Muqdisho ay ku yeeshay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee ...
Kulankan oo ujeedkiisu ahaa tayeynta waxbarashada Dalka ayaa waxaa Magaaladda Muqdisho ay ku yeeshay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee ...
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa maanta booqasho rasmi ah uga bilaabatay magaala madaxda dalka Qadar ee Dooxa. Sida ay ...
Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa maanta booqasho rasmi ah oo socon doonta muddo 48 Saacadood ah ku tagay magaala ...
Muqdisho, Abriil 18.2017-------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha ...
Xildhibaanno, mas'uuliyiinta xiriirkada kala duwan ee cayaaraha ayaa maanta sagootiyay Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika ...
Deeganka Hilme ee gobolka Mudug ayaa lagu soo waramaa in Hooyo iyo labo carruur ah oo ay dhashay ugu geeriyoodeen ...
Xubnaha baarlamaanka ee Aqalka sare ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka, kaas oo ku ...
Dowladda iyo shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya waxaa ay hambalyo u direyaan dowladda iyo shacabka jamhuuriyadda Turkiga natiijadii wanaagsaneyd ee ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho