Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo sheegay in adeegga Garsoorka la gaarsiin doono guud ahaan dalka
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Avv. Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii garsoorka loogu baahin lahaa ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Avv. Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii garsoorka loogu baahin lahaa ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Kulankan oo ka dhacay Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar ayaa ujeedkiisu waxa uu ahaay sidii laamaha Amiga Qaranka iyo Ciidanka ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa soo gaadhay magaalada Dooxa ee dalka Qadar, halkaas oo uu uga qeyb ...
Xarunta wasaaradda gaashaandhiga ayaa maanta lagu soo bandhigay shan nin oo ku hubeysana qoriga AK-47 iyo gaari ay u isticmaalayeen falalka ...
Aqoon is weydaarsiga maanta uga furmay magaalada Muqdisho in ka badan 20 haween oo qareeno ah, kuwaas oo ka kala ...
Wasiirka wasaarada qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumada Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa hadalkan ka sheegay tababar ku saabsanaa ...
Allaha u naxariistee waxaa maanta isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday wariye Maxamed Maxamuud Macalim ( ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho