Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo booqday deegaanka Cabdalla Biroole ee gobolka J/Hoose (Sawiro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho taariikhi ah ku tagay deeganka Cabdalla Biroole ...
















