Hey’adda Socdaalka oo xarumo ka furi doonta magaalooyinka Xudur iyo Ceel-Barde-Sawirro
Wefdi uu hogaaminayay taliyaha laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya gaashaanle sare Maxamed Aadan Jimcaale ( Koofi) oo gaaray ...
Wefdi uu hogaaminayay taliyaha laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya gaashaanle sare Maxamed Aadan Jimcaale ( Koofi) oo gaaray ...
Axmed Cabdi Xasan Axmed Suudaan Qunsulka Soomaaliya u jooga Cadan ayaa sheegay in qaxooti Soomaaliyeed oo ku xanibneyd dalka Yemen ...
Muqdisho, 6 March 2017……Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ( Madaale) ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Waaxda Dab-damiska dowlada ...
Kulanka uu la yeeshay maanta gudoomiyaha golaha Shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan (Jaawari) dhalinyarada ku jira golaha shacabka ayaa ...
Waxaa markii ugu horeysay ka bilowday dhimashada dadka ay saameysay abaarta jirta deegaanada ku xeeran degmada Balanbal halkaasi oo laga ...
Hay'adda Isutaga Culumadda Soomaaliyeed ee Mareykanka ayaa kulan loogu dabaal degayo guusha iyo doorashada Xildhibaan Ilhan Cumar ku qabtay Masaajidka Dar-ul ...
Munaasabad balaaran oo lagu taageerayay Raisulwasaaraha cusub ee dalka mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu qabtay magaalada Juba ee xarrunta ...
Qunsuliyadda Soomaalida ee Dalka Yamen oo kaashaneysa Hay'adda Qaxootiga Aduunka ayaa Waxay markale u fududeeyeen 137 qoys oo ka mid ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho