Daawo sawirada banaan bixi Istanbul
Malaayiin dadka reer Turki ah ayaa isugu soo baxay fagaare ku yaala magaalada Istanbul ee dalkaas, dadka ka qeybgalay isu ...
Malaayiin dadka reer Turki ah ayaa isugu soo baxay fagaare ku yaala magaalada Istanbul ee dalkaas, dadka ka qeybgalay isu ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay heshiiska laga garay waqtiga ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Faederaalla Mudane Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa ayaa deeq lacageed gaarsiiyey dhibane Cabdinaasir Saciid Ibraahim (Kaneeco) ...
Fiidnimadii Caawa aya qarax ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama inta u dhaxaysa Isgosyaka Shaqaalaha iyo Hotel maka Almukaram,Warar aan helany ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa magalada Baydhabo kusoo xiray shirka golaha wadatashiga Dowladaha ...
Muqdisho, 7 August 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha ...
Gudoomiyaha gudiga hirgelinta doorashada dadban ee Dalka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho,ayaa sheegay qaabka ay u dhacayso ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho