Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo dalka ka mamnuucday Kooxda Al-saadicuun Bil-xaq
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucday Kooxda la magacbaxday Al-saadicuun Bil-xaq, kuwaasi oo horaantii sanadkan lagu ...














