Dhageyso Barnaamijka kulanka todobaadka 14 April 2017
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa todobaadkan lagu falanqeeyay urur diimeed looga dhawaaqay dalkeenna Soomaaliya ...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa todobaadkan lagu falanqeeyay urur diimeed looga dhawaaqay dalkeenna Soomaaliya ...
Saraakiil ka tirsan ciidamada Maryakanka ah ayaa Idaacadda VOA-da u sheegay in ciidamo ka socda Maraykanka dhawaan la geeyay magaalada ...
Ciidamada Mareykanka ayaa la sheegay in ay xalay adeegsadeen mid ka mid ah Bambooyinka ugu waaweeyn ee Mareykanku heysto kaasoo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed islaam oo soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowlada ingiriiska ...
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay qaar ka ...
Muqdisho, 13 Abriil 2017----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha ...
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay sagootiyeen 10 Badmaax oo u dhalatay Wadanka Hindiya kadib kolkii Ciidamada Galmudug ay ...
Maamulka Degmada Heliwaa oo uu horkacaayo Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta waxa ay markale olole Nadaafadeed ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa maanta kormeeray Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Warshadda Farsamada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho