Guddoomiyaha Gobolka SH/Hoose oo wacad ku maray in aan loo dulqaadan doonin jidgooyo “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Mudane Ibraahim Aadan Cali Najax iyo Taliyaha guutada Lixaad ee ciidanka Xoogga dalka Korneyl Cali Calasow ayaa ...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Mudane Ibraahim Aadan Cali Najax iyo Taliyaha guutada Lixaad ee ciidanka Xoogga dalka Korneyl Cali Calasow ayaa ...
Kulanka uu la qaatay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Soomaaliya guddiga loo xilsaaray daba galka dhaqan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa munaasabadda xuska sannad-guurada ...
Muqdisho, April 12, 2017-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ugu hanbalyeeyey munaasibadda ...
Wasiirka Gaashaandhigga Sooamaliya ayaa u hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil xigeennada, dableyda, alifleyda iyo xaasaskooda xuska maalinta ciidanka xoogga dalka awgeed, waxaana ...
Munaasabadan oo lagu gudbinayay lacagu ay aruuriyeen Guddiga Abaaraha ee Sudaan isla markaana loo gudbinayay Guddiga Heerka Qaranka ee abaaraha ...
Xuska 57 guurada ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku beegan 12-ka April ayaa maanta ka socoto xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxa ay ka codsaneysaa shacabka Soomaaliyeed inay u dulqaataan ciriiriga dhanka Waddooyinka, maadaama beri loo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho