Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Suudaan oo kaalmo dhaqaale u soo diray Guddiga Qaran ee abaaraha “SAWIRRO”
Munaasabadan oo lagu gudbinayay lacagu ay aruuriyeen Guddiga Abaaraha ee Sudaan isla markaana loo gudbinayay Guddiga Heerka Qaranka ee abaaraha ...















