R/Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyey R/Wasaare ku Xigeenka Turkiga “SAWIRRO”
April. 2, 2017----Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Eng. Mahdi Axmed Guuleed oo weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad ...
















