Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi "Farmaajo" ayaa maanta kulan la qaatay ganacsato mas'uuliyiin ka socotay rugta ganacsiga iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo", ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Carlo Campalina. ...
Madaxweynaha maamulgoboleedka Puntland C/weli Gaas ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax (Xirsi ...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres oo dhawaan xilkaa loo magacaabay ayaa haatan ku sugan magalada Riyad ee Caasimadda ...
Maleeshiyada Argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa saaka weerar ku qaaday deegaannada Tixsiile iyo Warmaxan halkaas oo ay joogaan ciidamo ka ...
Cabdullaahi Maxamuud Cusmaan (Daanyeeroow) oo kasoo jeedo magaalada Jowhar, xalay ayaa loo geeyey madaxweyne Farmaajo, ka dib markii uu codsaday ...
Shirka oo socon doona muddo 5 maalin ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Banigiga adduunka, waxaana ka soo qeybgalay wasaaradda ...
Xildhibaan Cabdicasiis Cilmi Xalane oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Golaha Shacabka oo la hadlay Radio Muqdisho Codka jamhuuriyadda Soomaaliya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho