Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhaxe oo Baaq u soo jeediyey Maamuladda Degmooyinka Gobolkaas.
Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Axmed Meyre Makaraan ayaa Maamuladda degmooyinka gobolkaas ugu baaqay in ay u diyaar garoowaan Fatahaado laga yaabo ...
Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Axmed Meyre Makaraan ayaa Maamuladda degmooyinka gobolkaas ugu baaqay in ay u diyaar garoowaan Fatahaado laga yaabo ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Madaxweynaha dowladda Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo wafdi uu hogaaminayo oo howlo shaqo u jooga Beledweyne ayaa dadaal ugu ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Beledweyne kulan kula qaatay, Xubno ka tirsan Qaramada Midoobay, iyadoo ...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay wefti ka socdey Bankiga Aduunka. ...
Muqdisho, Maarso, 27.2017------Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta furay waddo laami ah oo maamulka gobolka ...
Kulankaan oo ay ka qeyba galeen Masuliyiin ka socotey Maamul Gobaleedyada dalka ka jira qabiiro ku xildheeri arimaha soohdimaha Dalka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa maanta ku soo dhoweeyey Akaadeemiyada Boliiska ee Jen. Kaahiye wafdi ka socday Dawladda Talyaaniga oo uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho