Guddoomiyaha Gobolka oo Sheegay in Wixii ka dambeeya Berrito ay Waddooyinka Magaalada Xiranyihiin
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Mudisho Juusuf Xuseen Jimcaale oo maanta Bahda warbaahinta Shir Jaraa'id ugu qabtay magaalada muqdisho ...
















