Wasiir Fiqi “Wafdiga maanta noo yimid waxaan kala hadalnay xaaladda gobolka’
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in wafdiga maanta yimid muqdisha ee uu ...
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in wafdiga maanta yimid muqdisha ee uu ...
Maslax Maxamed Aadan oo magaca afgarashadiisu yahay Yoonis , 26 jir ku dhashay Buur-xakaba ayaa isku so dhiibay Ciidanka deegaanka ...
Ciidanka Boliiska gobalka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Cabdi Casiis Cismaan Maxamed (Sadaam) oo loo haysto inuu ceego ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ugu tagay qoyska Allaha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi ...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo gaaray magaalada Balcad ee Gobalka Shabeellada ...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS, ayaa qalab koronto oo lagu tababarayo maxaabiista ku jirta jeelasha ku wareejisay xarunta ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka , ayaa tilmaamay ...
Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee (GWS) oo kaashanaya Xafiiska UNSOM ayaa maantay muqdisho ku qabtay tababar ku saabsan kor u qaadidda ...
Ciidanka Daraawiishta Jubbaland gaar ahaan guutada labaad ee fadhigoodu yahay deegaanka Janaay Cabdalle ayaa soo af-jaray koox Khawaarij ah oo ...
Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH). “Bismillaah. Waxaan hambalyo iyo salaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho