Madaxweynaha Jubbalan oo dib Ugu Laabtay Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbalan Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Oo maal mihii dambe ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu ...
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbalan Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Oo maal mihii dambe ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu ...
Xili ay ka siidarayso saameynta abaarta waqtigan ka jirta inta badan dalkeena, taasoo dadka iyo duunyada weli ku harsan ...
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay maamulka iyo tifaftireyaasha warbaahinta sida gaarka ah ...
Kulan kaan oo ka dhacay Degmada kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa looga hadlayay Amniga Iyo Ugurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen,waxaana ...
Nabadgelyadu waa harka ugu weyn ee ay harsato bulshada, isla markaana ay ku raadsato adeegeeda iyo nolosha ay u baahan ...
Kulan ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee wadanka Sweden ayaa waxaa uu ku saabsanaa taageeridda Ra'iisul wasaaraha ...
Bilowga kulanka waxaa Xildhibaannada golaha shacabka loo akhriyey qaraaradii uu baarlamaanka kusoo maareeyey marxaladihii kala guurka ee dalka oo ay ...
Muqdisho, March 4, 2017….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay ...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray Wareegto xeer Madaxweyne LR.21 ...
Wafdiga oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ay wehliyaan Madaxweyne ku xigeenka Cali Cabdulaahi Xuseen ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho