Madaxda dowlad goboleedka Koonfurgalbeed oo ka tacsiyadeeyay labo malaaq oo ku dhintay qaraxii maanta
Madaxda dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay intii ku dhimatay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaadeen hotelka Dayax ...
















