Fursad Shaqo: Request for Expression of Interest
FGS HR Pay and Grading P149971_Request-for-Expression-of-Interest_Final CLEARED MARCH 8
FGS HR Pay and Grading P149971_Request-for-Expression-of-Interest_Final CLEARED MARCH 8
Munaasabadaan oo deeq loogu aruurinaayey dadka ay abaaraha ku saameeyeen Gobolada Dalka Soomaaliya islamarkaana lagu soo bandhigayey doorka ay Haweenka ...
Munasabad Si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayey Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa lagu qabtay Magaalada ...
Muqdisho, March 8, 2017-------Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hambalyo u diray haweenka Soomaalyeed, isaga ...
Munaasabadaan oo aheyd mid ka duwan kuwii hore ee lagu maamuusi jiray maalinta haweenka aduunka ee 8da maarso ayaa waxaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Jermalka u qaabilsan Soomaaliya iyo Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed ...
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug ahna siihayaha xilka Madaxweynaha Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Carabeey ayaa kulan la qatay Wakiilka gaarka ah ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa kormeer howlleed ku tagay xerada Ciidanka ee Damaayo oo ku taala ...
S/Guuto Axmed Dayib Axmed (Dhegacaleen) iyo Saraakiil uu hoggaaminaayo ayaa maanta gegida Diyaaradaha caalamiga Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde) ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho