Maleeshiyaadka Shabaab oo dab qabadsiiyay guryihii ku yaalay tuulada Budbud
Maleeshiyaadka Shabaab ayaa la sheegay in dab qabadsiiyeen dhamaan guryihii ku yaalay tuulada Budbud ee gobolka Galgaduud. Tuulada Budbud ayaa ...
Maleeshiyaadka Shabaab ayaa la sheegay in dab qabadsiiyeen dhamaan guryihii ku yaalay tuulada Budbud ee gobolka Galgaduud. Tuulada Budbud ayaa ...
Danjiraha Soomaalia u fadhiya Dalalka Afrikada Koonfureed,Danjire Jamal Barrow ayaa tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay ...
Ciidamada XDS oo ay wehliyaan kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland iyo AMISOM ayaa shalay la wareegey deegaanka Cabdalla Biroole ee gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheehk Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda ...
Allaha u naxariistee Xildhibaan Faadumo Axmed Nuur oo ka tirsaneyd baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku geeriyootay dalka India, ...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa dowladda goboleedka Jubbaland iyo AMISOM ayaa la wareegay deegaanka Cabdalla Biroole oo 50-KM ...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga ee jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Cabdusalam Hadliye Cumar ayaa maanta kaga gudoomay xafiiskiisa ...
Maamulka iyo waxgaradka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa dedaallo ugu jira sidii loo dejin lahaa xiisad ka dhalatay laba ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho