Ra’iisul Wasaare Xamse oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Wasiirrada Golaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay Magaalada Baydhabo. ...
















