Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay dhibaatooyinka Shabaab
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV Jimco kasta ayaa lagu falanqeeyay dhibaatooyinka ay maleeshiyaadka Shabaab ku ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV Jimco kasta ayaa lagu falanqeeyay dhibaatooyinka ay maleeshiyaadka Shabaab ku ...
Tartanka Ciyaarta Kubbada Koleyga Gabdhaha ee Maamul Gobaleedyada Dalka Soomaaliya ayaa Shalay galab ka furmay Magaalada Garawe ee Gobolka Nugaal. ...
Qarax ayaa galabka ka dhacay xaafadda Black Sea ee magaalada Muqdisho kaasoo la sheegay in ay ku geeriyoodeen Sadex qofood ...
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Howlo Shaqo iyo Tirakoobidda Ciidamada Booliska Puntland u jooga Magaalada ...
Doorashada Golaha shacabka ee Gobalada Waqooyi ee Dalka Soomaaliya oo ka socota Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaana lagu soo dooranayaa ...
Maleeshiyaad ka tirsana kooxda al-shabaab oo maanta dacwadooda ay u fadhiisatay Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo ahaa 6 ayaa lagu ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Waxaa maanta lagu wadaa in lagu xareeyo gudaha magaalada Muqdisho ergadii dooran lahayd xubnihii aqalka sare ku matali lahaa Gobolada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho