RW Ku-Xigeenka dalka oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ayaa ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Jeneraal Siciid Xasan ...















