Ogaysiis:- Fursado Shaqo Oo Ka Bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka Akhriso:- ...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka Akhriso:- ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Shan ruux ayaa ugu geeriyootay 18-kalena waa ay la ildaranyihiin xanuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay degmada Jalalaqsi ee gobolka ...
Agaasimaha Telefishinka Qaranka iyo xiriirka Warbaahinta gaarka loo leeyahay ayaa dalka Tunisia uga qeyb-galay shirka Warbaahinta Jaamacadda Cara oo lagu ...
Maleeshiyada Kooxda Shabaab ayaa dhibaato u geystay dad xoolo dhaqata ah oo ku nool galbeedka Magaalada Kismaayo. Maxamed Cabdi kaliil ...
Rwanda waa wadan ka tirsan wadamada bariga Afrika ,aanan laheyn wax bad kuna caan ah buuro aad u cagaaran,waxa uu ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuneen Jimcaale (ma daale) ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka Dalka ...
Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Kuwait ahna Hormuudka Safiiradda Carbeed iyo qaar ka mid ah Diblomaasiyiinta Safaaradda ayaa Xalay saqdii dhexe ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho