Madaxweynaha oo ku ammaanay Dowlad Gobolleedka K/Galbeed dhameeystirka doorashooyinka Golaha Shacabka
Muqdisho - - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Gobolleedka Koonfur ...
















