Maleeshiyada Al-Shabaab oo weerartay Hotel ku yaala Muqdisho
Qarax loo adeegsaday Gaari ayaa ka dhacay Hotelka Dayax oo ku yaala Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, Qaraxa ka ...
Qarax loo adeegsaday Gaari ayaa ka dhacay Hotelka Dayax oo ku yaala Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, Qaraxa ka ...
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku xigeenka 1-aad ahna guddoomiye ku xigeenka maaliyadda gobolka Banaadir ayaa dalka Koofur Africa u yimid ...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa magacyada Guddiga doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka kooban Xildhibaannada Baarlamaanka labada ...
Wasiirada Wadamada IGAD ee qaabilsan dhirta, beeraha, Daaqa iyo kahortagga abaaraha ayaa shir ay ku yeesheen magadaalada Addis-Ababa ee dalka ...
Cubeyd Sayid Cali oo ka mid ah ehelada muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalada Jida ee wadanka Sacuudiga ayaa sheegay ...
Kufsi waxaa uu ka mid yahay dembiyada cul-culus ee Saxaafaddu ay tahay in ay aad uga fiirsato qaabka ay u ...
Sida ay maanta soo warisay Wakaaladda Wararka Islaamka (Iina) waxaa dalka Mareykanka laga musaafirinayaa dadka sharci darada ku jooga iyo ...
Wararka iminka kusoo dhacay warqabadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegayo in uu saakay Qarax ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho