FAALO: Go’doominta Al-shabaab iyo Gaajada Shacabka
Qaybo badan oo ka mid ah Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaa ku dhuftay Abaaro baahsan kuwaas oo ay ku nafwaayeen Muwaadiniin Soomaaliyeed, ...
Qaybo badan oo ka mid ah Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaa ku dhuftay Abaaro baahsan kuwaas oo ay ku nafwaayeen Muwaadiniin Soomaaliyeed, ...
Boqorka Wadanka Malaysia Sultanate of Kedah ayaa maanta warqadii danjirenimo (credential letter) ka guddoomey Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Wadanka Malaysia ...
Munaasabadaan oo lagu maamuusayey Dhalashadii Nabigeena Muxumed (N.N.K.H) ayaa lagu qabtay Deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud Bulshada Deegaanka oo isugu ...
Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ee ka socota magaalada Cadaado ayaa waxaa maanta lagu tartamay hal kursi, kaas ...
Tababarkan oo socday muddo afar maalmood ah ayaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxay u qabatay 27 xubnood oo ka ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay doorashooyinka dadban ee ka socda dalka, ...
Guddoomiyaha Guddiga doorashada dadban Avv Cumar Maxamed Cabdulle ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa waxa uu ku shaaciyay in aan ...
Madaxweynaha Mareykanka ee la doortay Donld Trump ayaa ku dhawaaqay in Janaraalka howlgabka ah ee James Mattis uu noqon doono ...
Bulshada magaalada Balanbal oo gacan ka helaya Hay’ado Samafal iyo Dawlada Galmudug ayaa wada kordhin iyo balaarin ay ku sameynayaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho