Tababar lagu horumarinayo gobollada Dalka oo ay qabatay Wasaaradda Arrimaha Gudaha+Sawirro
Tababarkan oo socday muddo afar maalmood ah ayaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxay u qabatay 27 xubnood oo ka ...
Tababarkan oo socday muddo afar maalmood ah ayaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxay u qabatay 27 xubnood oo ka ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay doorashooyinka dadban ee ka socda dalka, ...
Guddoomiyaha Guddiga doorashada dadban Avv Cumar Maxamed Cabdulle ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa waxa uu ku shaaciyay in aan ...
Madaxweynaha Mareykanka ee la doortay Donld Trump ayaa ku dhawaaqay in Janaraalka howlgabka ah ee James Mattis uu noqon doono ...
Bulshada magaalada Balanbal oo gacan ka helaya Hay’ado Samafal iyo Dawlada Galmudug ayaa wada kordhin iyo balaarin ay ku sameynayaan ...
Taliyaha ciidammada Booliiska Soomaaliyeed iyo wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb-galay bandhigga toddobaadlaha ee ciidammada Booliska oo ka dhacay ...
Doorashada Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa wali si habsami leh kaga socota magaalada Jowhar iyadoo isla maanta la doortay ilaa iyo Shan Mudane ...
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad gobaleedka Shirshabeelle. Wafdigaan ayaa haatan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho