Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka ururka Iskaashiga Islaamka “SAWIRRO”
Wasiirka arrimaha Dibadda iyo dhiiri gelinta maalgashiga Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka Ururka Iskaashiga Islaamka ...
















