Ciidanka Xoogga Dalka oo Shabaab ka Saaray Awdheegle.
Ciidanka Kummaandooska Soomaaliya ayaa Maleeshiyaadka Al-shabaab kala wareegay Degmada Aw-dheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose iyo deegaano muhiim ah oo ay ...
Ciidanka Kummaandooska Soomaaliya ayaa Maleeshiyaadka Al-shabaab kala wareegay Degmada Aw-dheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose iyo deegaano muhiim ah oo ay ...
Muqdisho, (Villa Somalia)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ugaas Xasan Ugaas ...
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ...
xildhibaanada iyo qeybaha bulshada Maamulka Jubbaland ayaa soo dhaweeyay howlgalada ciidamada kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa maamulka jubbaland ay maalmahan ka ...
Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa maanta Maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ka soo furtay ku dhawaad 20-ruux oo u afduubnaa. ...
Ugaas Xasan Ugaas Khalif Ugaas Rooble ayaa maanta lagu caleema saaray Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Caleemasarka Ugaaska ayaa waxaay ka ...
Ururka u dooda xuquuqda muslimiinta dalka Nigeria ayaa soo dhaweeyay go’aanka maxkamadda sare ay ku joojisay xanibaadii gabdhaha muslimka ah ...
Sadex iskuul iyo isbitaal oo ay Soomaaliya ku la haayeen hey'adda Nile Academy oo lala xiriiriyay ururka dowladda Turkiga ay ...
Shirka madaxda wadamada Carabta ayaa maanta ka furmaya dalka Mauritania, iyadoo arrimaha looga hadlayo ay ka mid tahay xaaladda Soomaaliya. ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho