R.W Cumar “Gen Goobaale wuxuu ahaa shaqsi u adeegayay Qaranka, Kuna baxay gacanta Cadowga”
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa cambaareeyey weearkii bahalnimo ee maanta lagu dilay ...
















