Cismaan Axmed Macow iyo Dr Cismaan Maxamed Maxamuud Dufle oo ku guuleystay Xubnaha aqalka sare u matalaya Hirshabeelle
Doorashadii Xubnaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka socoto Caasimadda Maamul-goboleedka Hirshabeelle ee Magaalada Jowhar. Doorashada Aqalka sare ...















